RW Khayre oo go’aan ka qaatay iscasilaad uu dhowaan gudbiyey Mid ka mid ah la taliyeyaashiisa

Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo goor dhaw ku soo dhacay warqabadka Allbanaadir.com Raisul wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre ayaa diiday iscasilaad uu dhowaan u gudbiyey la taliyihiisa gaarka ah ee dhinaca warfaafinta C/qaadir Cashir Nadaara Ra’isul wasaaraha ayaa amar ku siiyey Nadaara oo xiligan ku sugan magaalada London inuu ku soo laabto … Continue reading RW Khayre oo go’aan ka qaatay iscasilaad uu dhowaan gudbiyey Mid ka mid ah la taliyeyaashiisa